About Course
01 – Student Results Management in Excel |
#efutuux Waxa aan halkan ku baraneynaa sida loo sameeyo Student Results Management inagoo isticmaaleyna Excel
Qeybta Koowaad: waxa aan ku baraneynaa sida aan u setup gareysan laheyn una diyaarsan lahayn tableska aan u baahananahay gaar ahaan M1 – Monthly One Exam
Qeybta Labaad: waxa aan ku baraneynaa sida aan usameysan lahayn dhamaan qaacidooyinka inoo saamaxaya in ay inoo fududeeyaan Entry-ga aan sameyneyno gaar ahaan M1 – Monthly One Exam
Qeybta Saddexaad: waxa aan ku baraneynaa sida aan u setup gareysan laheyn una diyaarsan lahayn tableska aan u baahananahay gaar ahaan M1, M2 & Mid Term.
Qeybta Afaraad: waxa aan ku baraneynaa sida aan u setup gareysan laheyn una diyaarsan lahayn tableska aan u baahananahay gaar ahaan Mid Term Exam Report. inagoo isku soo wada xeri doonna dhamaan imtixaanada uu galay ardayga kana sameyn doonno Report dhameysan
For More Info:
- Email: info@futuux.com
- Social: efutuux
- Website: www.futuux.com
Course Content
Student Results Management in Excel
-
Lesson 1
11:33 -
Lesson 2
14:35 -
Lesson 3
05:06 -
Lesson 4
14:27 -
Lesson 5
07:59
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
Want to receive push notifications for all major on-site activities?

